sargad
(m.dh) (-do, m.l)Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sargad ↴
sargadayn [m.f.dh]
eeg sargadee. ld sergedeyn.
sargadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.
sargadaysnaan [m.f.dh]
eeg sargadaysan. ld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.
sargadaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sargadays-naan.
sargadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee.
serged [m.dh] (-dyo, m.dh)
ld sargad.
sergedayn [m.dh]
ld sargadayn.
sergedaysnaan [m.dh]
ld sargadaysnaan.
sergedaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sargadays-naan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg