sarmo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Nabar jeex yar leh oo aan haragga dhaafsanayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarmo ↴
sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.
sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg