sarqaan
(m.l)ld sakhraan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarqaan ↴
sakhraan [m.l] (-aamiin, m.dh)
Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
tal [m.l]
1. Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo. 2. T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg