sarraafad
(m.dh) (-do, ml.)Qarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; masruuf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarraafad ↴
sarraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg