sarriib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarriib ↴
sarriibasho [m.f.dh]
eeg sarriibo. ld sarrii-gasho.
sarriibid [m.f.dh]
eeg sarriib. ld sarriigid.
sarriibo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyada oo aan la sii dayn xoog ugu jiidasho.
sarriig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld sarriib.
sarriigid [m.dh]
ld sarriibid.
sarriigo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Sharaf iyo magac dhawrasho. 2. ld sarriibo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg