Site icon Qaamuus

jawaabta

sawax
(m.l) (-xyo, m.dh)

Qaylo dheer.

sawax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Cid aad u qaylin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawax

caaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ugaar dabin loo dhigay dhankiisa u eryid iyadoo qaylo iyo sawaxan la samaynayo.

birikinnaas [m.l]
Qaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaan. ld biriwixid.

biriwax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -wixi)
Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².

sawaxan [m.l]
Buuq badan ama qaylo dheer.

sawaxid [m.f.dh]
eeg sawax².

saw [fk.we]
ld sow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version