saxal
(m.l)1. Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage. 2. Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay. Tus. “Cali saxal baa haya”. 3. S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxal ↴
sax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: wax aan qalad ahayn.
sax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax qalad ka bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg