saxariirin
(m.f.dh)eeg saxariiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxariirin ↴
silci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid silac gayeysiin; saxariirin.
saxariir [m.dh]
Dhibaato aad u badan; silic; rafaad.
saxariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato weyn la kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg