Site icon Qaamuus

jawaabta

saxiixan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax la saxiixay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxiixan

saxiixnaan [m.f.dh]
eeg saxiixan. ld saxiix-naansho.

saxiix [m.l] (-xyo, m.dh)
Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.

saxiix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version