saxiixid
(m.f.dh)eeg saxiix².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxiixid ↴
ansaxin [m.dh]
(qaan.) Ansixin heshiis qoraal ah ama dukumenti oo la siinayo caddeyn saxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
saxiix [m.l] (-xyo, m.dh)
Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.
saxiix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg