Site icon Qaamuus

jawaabta

saxo
(m.dh)

Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo¹.

saxo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-xday, -xatay)

1. (f.g) Wax sax ka dhigasho. 2. (f.mg) Wax la liqay oo hunguriga cad aaday ku qufacid. ld sixo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxo

masaxo [m.dh]
Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.

masaxo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xday, -xatay)
Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.

muraayad [m.dh] (-do, m.l)
1. Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye. 2. (m.w) (-do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.

saxansaxo [m.dh]
Neecaw qabow, udgoon oo roob soo hooray ka soo hormarta.

saxasho [m.f.dh]
eeg saxo. ld saxad, sixad, sixasho.

sixo [m.dh]
ld saxo¹.

sixo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xday, -xatay)
ld saxo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version