Site icon Qaamuus

jawaabta

sayanooko-baalamin
(m.dh)

(daaw.) Madoo-baashada maqaarka iyo xuubabka daboola daloolalada jirka: indhaha, afka, futada, siilka iwm. Waxaana keena oksijiinka oo ku yaraada dhiigga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayanooko-baalamin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version