Site icon Qaamuus

jawaabta

sayr
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayr

dhibi [m.dh]
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².

dhibidhiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.

diid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.

diiddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Codsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.

diiddo [m.dh]
Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.

farasayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku f.: si kama dambays ah wax u diidid.

farasayrid [m.f.dh]
eeg farasayr.

filiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lqay, -liqday; -lqi)
Wax sayrin.

foontaano [m.dh]
Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.

gacansayr [m.l]
1. Diidmo. 2. ld gacansayrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version