Site icon Qaamuus

jawaabta

sayras
(m.l) (-syo, m.dh)

(c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayras

sayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version