sayri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld sayr.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayri ↴
dhibidhiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.
diid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.
diiddo [m.dh]
Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.
farasayrid [m.f.dh]
eeg farasayr.
filiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lqay, -liqday; -lqi)
Wax sayrin.
gacansayrid [m.f.dh]
eeg gacansayr². ld gacansayr¹ (2).
masayri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
M./ka m.: cid masayr ku beerid. ld masayrsii.
masayrid [m.f.dh]
eeg masayr².
masayrin [m.f.dh]
eeg masayri. ld masayrsiin.
sayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
say [m.l] (-yo, m.dh)
Wax naag ninka qabaa u yahay.
say [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Wax isku garab safid.