sayrid
(m.f.dh)eeg sayr. ld sayrin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayrid ↴
diid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.
diiddo [m.dh]
Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.
farasayrid [m.f.dh]
eeg farasayr.
gacansayrid [m.f.dh]
eeg gacansayr². ld gacansayr¹ (2).
masayrid [m.f.dh]
eeg masayr².
sayrin [m.dh]
ld sayrid.
sayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg