seben
(m.l)ld saman.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seben ↴
beri [m.l]
1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.
casri [m.l]
1. Sebenka markaa la joogo. 2. C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg