Site icon Qaamuus

jawaabta

seegid
(m.f.dh)

eeg seeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seegid

danseegid [m.f.dh]
eeg danseeg². ld danseeg¹.

gunaanadseeg [m.l]
1. Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay. 2. ld gunaanad- seegid.

gunaanadseegid [m.f.dh]
eeg gunaanadseeg². ld gunaanadseeg¹ (2).

hungow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Cid wax seegid.

seegseegid [m.f.dh]
eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.

soojeed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Habeen hurdo seegid.

seeg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax gefid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version