Site icon Qaamuus

jawaabta

seegseeg
(m.l) (-gyo, m.dh)

1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.

seegseeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Nolol ku fashilid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seegseeg

seegseegid [m.f.dh]
eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version