Site icon Qaamuus

jawaabta

seeraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid. seeraari lg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeraar

seeraarid [m.f.dh]
eeg seeraar.

seeraarin [m.f.dh]
eeg seeraari. ld seeraaris.

seeraaris [m.l]
ld seeraarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version