seeriwale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeriwale ↴
siiriwale [m.l]
ld seeriwale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg