Site icon Qaamuus

jawaabta

seesid
(m.f.dh)

eeg sees².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seesid

sees [m.l] (-sas, m.l)
1. Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin. 2. Asaas; saldhig. 3. Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.

sees [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Weylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version