seeto
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka. 2. Xargaha awrta lagu seeteeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeto ↴
laba-sakaraydh [m.dh] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Sonkor molikuyuuladeedu ka kooban yihiin laba xubnood oo hal sakaraydh ah. Sukrows iyo maaltows ayaa tusaale u ah. Kuwan waxa isku xiriiriya seeto -O- ah (seeto galaykoosydheed). eeg sonkor.
seetayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Awr seeto ku xirasho.
siliqle [m.l]
Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.
see [fk.we]
ld sidee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg