Site icon Qaamuus

jawaabta

seexad
(m.l)

ld seexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seexad

faseexad [m.dh]
Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.

jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.

seexasho [m.f.dh]
eeg seexo. ld seexad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version