Site icon Qaamuus

jawaabta

serged
(m.dh) (-dyo, m.dh)

ld sargad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh serged

sargad [m.dh] (-do, m.l)
Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.

sargadayn [m.f.dh]
eeg sargadee. ld sergedeyn.

sargadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.

sargadaysnaan [m.f.dh]
eeg sargadaysan. ld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.

sargadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee.

sergedayn [m.dh]
ld sargadayn.

sergedaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sar-gadaysan.

sergedaysnaan [m.dh]
ld sargadaysnaan.

sergedaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sargadays-naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version