shaab
(m.l) (-bab, m.l)1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaab ↴
jeedal [m.l]
(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.
niishaab [m.l]
ld nishaab¹.
niishaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
ld nishaab².
niishaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld nishaaban¹.
niishaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld nishabaan².
niishaabid [m.dh]
ld nishaabid.
niishaabmid [m.dh]
ld nishaabmid.
niishaabnaan [m.dh]
ld nishaabnaan.
niishaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nishaabnaan.
niishaabtamid [m.dh]
ld nishaabtamid.