shaac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
shaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)War iwm faafid.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaac ↴
maadley [m.dh] (-yo, m.l)
Haweenay shaaciro badan.
maadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin shaaciro badan.
daalacan [m.dh]
Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.
dedan [m.dh]
Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan. ld dadan¹.
shaacays [m.l] (-syo, m.dh)
1. Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jiray. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. 3. ld shaacayn.
shaacbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Soo sh.: wax la wada yaqaan noqosho.
shaacbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la wada yaqaan ka dhigid.
shaacbixid [m.f.dh]
eeg shaacbax.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg