shaag
(m.l) (-gag, m.l)Shay wareegsan oo isugu jira cinjir iyo bir oo baabuurtu ku socdaan. 2. Dhabbe jid cadde ah oo baabuurtu marto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaag ↴
dhugdhugle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.
gaariddameer [m.l] (-rro, m.dh)
Qalab oogo fidsan, laba shaag wax lagu rarto, oo dameer, baqal iwm jiidaan.
gaarigacan [m.l] (-nno, m.dh)
Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg