Site icon Qaamuus

jawaabta

shaambi
(m.dh) (-iyo, m.l)

Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.

shaambi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaambi

shaambaay [m.dh]
ld shaambi¹.

shaambin [m.f.dh]
eeg shaambi². ld shaambis.

shaambis [m.l]
ld shaambin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version