shaashsaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Gabadh la aroosay oo la shaash saaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashsaaran ↴
shaashsaarnaan [m.f.dh]
eeg shaashsaaran. ld shaashsaarnaansho.
shaashsaar [m.l]
Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.
shaashsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg