shaashsaarid
(m.f.dh)eeg shaashsaar². ld shaashsaaris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashsaarid ↴
shaashsaaris [m.dh]
ld shaashsaarid.
shaashsaar [m.l]
Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.
shaashsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg