shabag
(m.l) (-gyo, m.dh)1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo. 2. Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shabag ↴
shabaq [m.l]
ld shabag.
teenis [m.l]
Cayaar laba qof ama ka badan ku tartamaan iyaga oo laba kooxood isaga soo horjeeda oo ku cayaaraya garoon sibir ah oo leh shabag dhexda ah iyo kubbad abuu-cudbi ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg