shabbad
(m.dh)ld shaabbad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shabbad ↴
shaabbad [m.dh] (-do, m.l)
Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
shaabbadayn [m.f.dh]
eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn.
shaabbadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.
shaabbadaysasho [m.f.dh]
eeg shaabbadayso. ld shabbadaysasho, shabbaysasho.
shaabbadayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.
shaabbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
shabbadayn [m.dh]
ld shaabbadayn.
shabbadays [m.l]
ld shaabbadayn.
shabbadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld shaabbadaysan.