shacays
(m.l) (-syo, m.dh)1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.
shacays
(m.l)ld shacayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shacays ↴
shacayn [m.f.dh]
eeg shacee. ld shacays.
shucays [m.l]
ld shacays¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg