shafeec
(m.l)ld shafeeco.
shafeec
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Qof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafeec ↴
shafeecid [m.f.dh]
eeg shafeec².
shafeeco [m.dh]
1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo naxariis. ld shafeec¹.
shafeecsad [m.l]
ld shaafeecsasho.
shafeecsasho [m.f.dh]
eeg shafeecso. ld shafeecsad, shafeecsi.
shafeecsi [m.l]
ld shafeecsasho.
shafeecso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax faa'iidadooda iyo waxtarkooda isticmaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg