Site icon Qaamuus

jawaabta

shafid
(m.dh)

eeg shaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafid

shaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.

shaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Geedo iwm jarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version