Site icon Qaamuus

jawaabta

shakiyid
(m.f.dh)

eeg shaki². ld shakin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shakiyid

genso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax ka shakiyid ama qoonsasho. ld gans.

shakin [m.dh]
ld shakiyid.

waswaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version