shallay
(m.l)Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shallay ↴
ciilkambi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.
isciilkaabi [m.l]
Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.
shallayto [m.dh]
ld shallay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg