Site icon Qaamuus

jawaabta

shaqaysi
(m.l)

ld shaqaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaqaysi

fitamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.

shaqaysasho [m.f.dh]
eeg shaqayso. ld shaqaysad, shaqaysi.

shaqaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.

shaqaysiin [m.f.dh]
eeg shaqaysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version