shaqlan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho. 2. Wax shaqal loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaqlan ↴
shaqlanaan [m.f.dh]
eeg shaqlan. ld shaqla-naansho.
shaqlanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shaqlanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg