Site icon Qaamuus

jawaabta

sharaxid
(m.dh)

ld sharxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharaxid

faahfaahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si buuxda arrin u sharaxid.

sharxid [m.f.dh]
eeg sharrax². ld sharaxid, sharixid.

sharax [m.l]
1. Macnaynta wax la macneeyo. 2. Qurxinta wax la qurxiyo. 3. Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.

sharax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rxay, -raxday; -rxi)
Wax fasirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version