shareerid
(m.f.dh)eeg shareer³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shareerid ↴
shareer [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax, wax kale lagu qariyo. 2. Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin. 3. Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
shareer [m.dh] (-ro, m.l)
Buur dhaladeeda.
shareer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg