Site icon Qaamuus

jawaabta

shareero
(m.dh) (-ooyin, ml.)

(muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.

shareero
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Wax qarsasho. 2. Weji dhar ku daboolasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shareero

hurdo diid [m.l]
Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.

indhashareero [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. We-jiga wax qariya saarasho. 2. Indhasharo samaysasho.

luumbi [m.l]
Ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka Banaadir, muusikadeeduna waa shareero, durbaan iyo codad kala duwan. ld nuumbi.

tumburi [m.l]
(muus.) Shareero.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version