shariig
(m.l) (-gyo, m.dh)Qof jiritaanka Alle cid kale la wadaajiyey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shariig ↴
mushrig [m.l] (-ikiin, m.dh)
(dii.) Qof Eebbe midnimadiisa shariig u yeela; gaal.
shariignimo [m.dh]
Shariig ahaansho.
shariigyeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld sharii-kyeel.
shariigyeelid [m.f.dh]
ld shariikyeelid.
shariikyeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
U sh.: Cibaadada Eebbe ruux kale la wadaajin. ld shariigyeel.
shariikyeelid [m.f.dh]
eeg shariikyeel. ld shariigyeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg