sharraxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)1. Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho. 2. Cid doorasho u magacaaban ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharraxan ↴
sharraxnaan [m.f.dh]
eeg sharraxan. ld shar-raxnaansho.
sharrax [m.l]
1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.
sharrax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg