Site icon Qaamuus

jawaabta

shaxaad
(m.l)

1. Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay. 2. ld shaxaa-did.

shaxaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxaad

qaraab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.

qaraab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Soo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.

shaxaadid [m.f.dh]
eeg shaxaad². ld shaxaad¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version