shaxaadid
(m.f.dh)eeg shaxaad². ld shaxaad¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxaadid ↴
qaraab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Soo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
shaxaad [m.l]
1. Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay. 2. ld shaxaa-did.
shaxaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg