shaxeex
(m.l)1. Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago. 2. Warbixin been ah.
shaxeex
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)1. Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo ujeedin.2. Warbixin been ah sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxeex ↴
shaxeexid [m.f.dh]
eeg shaxeex².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg