Site icon Qaamuus

jawaabta

shaxid
(m.f.dh)

eeg shax². ld shixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxid

shixid [m.dh]
ld shaxid.

shax [m.dh]
1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.

shax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Shax cayaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version