Site icon Qaamuus

jawaabta

shayddaan
(m.l)

1. Uun aan muuqan oo dadka xumaha ku boorriya. 2. (-nno/-mmo,mdh) Qof xumaha ka taliya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shayddaan

shayaaddiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg shayddaan.

shayddaannimo [m.dh]
Shayddan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version